Ozil Oo Laba Shardi Hor Dhigay In Uu Ku Biiro Kooxda Barcelona , Toloow Ma Ka Soo Bixi Karaan?.

Kubad sameeyaha kooxda Arsenal ee Ozil ayaa laba shardi hor dhigay kooxda Barcelona si kala wareegga suuqa ee maalmo ka dib furmaya uu ugu wareego kooxdaas

 

Barcrelona ayaa hamineysa saxiixa Ozil haddii ay dhacdo in ay ku fashilmaan dooqooda koowaad ee Coutinho kaasi oo ay xagaagii hore u dhawaayeen saxiixiisa

 

Bogga Don Balon ee Spain ayaa sheegaya in Ozil uu hior dhigay Barca dalab ah in ay ka saxiixdnaaan hishiis sedex sano ah oo uu sanadkii ku qaadanayo mushaar dhan 19 milyan oo euro

Shardiga labaad ayaa ah in la siiyo damaanad qaad ah in uu joogto uga ciyaarayo shaxda kooxdaas maadaama uusan dooneyn in uu kursiga keydka ka soo kaco

Hishiiska Ozil ee Arsenal ayaa dhacaya xagaaga 2018-da welina islama aysan meel dhigin kooxdiisa hishiis cusub

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply