Muuqaal:Goormaa Ugu Dambaysay Goolal Sidan Oo Kale Ah Oo Uu Dhaliyo, Daawo Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Ronaldo Ka Dhaliyay Borussia Dortmund

Cristiano Ronaldo ayaa wali sii wada gool dhalintii cajiibka ahayd ee uu waday tartanka champions league isaga oo gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda Borussia Dortmund.

Ronaldo oo aan goolal badan dhalin horyaalka ilaa haatan ayaa gool qurux badan ka dhaliyay kooxda Borussia Dortmund kulan ka tirsan champions league.

Kabtanka reer Portugal ayaa gool gantaal ah oo uu ka laagay meel ka baxsan dilinta ganaaxa ka dhaliyay kooxda reer Germany ee Borussia Dortmund Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply