Maxuu Neymar Ka Yiri Wararka La Xariirinaya In Uu Real Madrid U Wareegayo Xagaaga Dambe?.

Weeraryahanka PSG ee Neymar ayaa ka hadlay wararka sheegayay in uu Real Madrid u soo wareegayo , waxa uuna hadalkaas kaga xertay albaabada

 

Real ayaa muujisay rabitaankeeda ku aadan in PSG ay xagaaga dambe ka soo helaan Neymar si weerarkooda oo xilli ciyaareedkaan ka sheeganaya goolal yari ay ugu xoojiyaan .

 

Neymar ayaa ka sheegay wargeyska Tutto Mercato ee Italy in uusan ku talo jirrin in uu ka huleelo PSG waliba waxa uu carabka ku adkeeyay in uu ku faraxsan yahay koxodaas reer France
” Halkaan ayaan maqsud ku ahay , dhamaan reer PSG waxa ay iga dhigeen mid dareemaya jawi wacan”.

 

Mar wax laga weydiiyay waxa uu mustaqbalka dhaw haminayo aayihiisa kubadda cagta ayuu Neymar yiri ” waxaa doonayaa in aan ku guuleysto kubadda dahabka balse arintaas kaligey iguma tiirsana waa mid aan saaxibadeyda kooxda ka helayo

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply