Dib U Eegid : Ronaldo Oo Taariikh Champion-ka Ah Ku Dhigtay Goolkii Uu Ka Dhaliyay Borussia Dortmund

Real Madrid ayaa guul ka gaartray kooxda Dormund oo ay ku gaaraceen 3/2,waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 6-aad ee marxaladda Group-yada Champion-ka waana kulanka ugu dambeeyay ee wareeggaas .

Goolashaas waxaa Real u saxiixay Borja Mayoral ,Ronaldo iyo Lucas Vazquez xilli goolka Ronaldo uu ahaa mid aad u qurux badnaa

Waxa ay kooxda.com xuseysaa in Ronaldo uu noqday laacibkii ugu horeeyay ee gool dhaliya 6-da kullan ee marxaldda Group-yada Champion-ka

Waxa uu dhaliyay laacibkaas reer Portugal Ilaa 9 gool oo marxaladda Group-yada Champion-ka ah .

Comments

comments

Leave a Reply