Dib U Eegid : Philippe Coutinho Oo Taariikh Gooni Ah Ay U Leedahay Sedexleeydii Uu Ka Dhaliyay Kooxda Spartak Moscow , Qaab Noocee Ah

Liverpoolo ayaa xasuuq xooggan u gaystay kooxda Spartak Moscow oo marti ugu aheyd kulan ka tirsan wareegga ugu dambeeyay ee marxaladda Group-yada Champion-ka

Goolashaas waxaa Liverpool u saxiixay sedex gool ee Philippe Coutinho ,,laba Sadio Mane ,Salah iyo Roberto Firmino

Waxa ay kooxda.com xuseysaa in Philippe Coutinho u tahay markii ugu horeeysay ee uu sedexleey u dhaliyo Liveprool dhamaan tartamada uu kala qeyb galay kooxdaas

Dhanka kale Liverpooola ayaa illaa haatan xilli ciyaareedkaan waxa ay Champion-ka ka dhaliyeen 21 gool .

Comments

comments

Leave a Reply