Dib U Eegid: Kadib Bar-Barihii Ay United La Gashay Kooxda Burnley Oo Man City La Qaybsanaysa Rikoor

Kooxda Burnley ayaa sii wadata qaab ciyaareedkeedii cajiibka ahaa kadib markii ay ka yaabsatay man United bar-baro 2/2 ahna kula gashay kooxda Red Devilsa.

Burnley ayaa United uga naxsatay laba gool kuwaas oo ay u kala dhaliyeen xiddigaha Ashley Barnes iyo Steven Defour kuwaas oo dhaliyay qabta hore labada goolba.

Kadib labada gool kooxda Burnley ayaa kooxda Man City la qaysanaysa rikoor cajiib ah kaas oo ah in ay Old Trafford ku dhaliyeen laba gool kulamada horyaalka.

Kooxda Man United oo qaybtii dambe si adag u soo gashay ayaa bar-baraha keentay qaybtii hore iyaga oo uu labada goolba u dhaliyay xiddiga Jesse Lingard.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply