Dib U Eegid : 14-Sano Ka Dib, Kooxaha Ingiriiska Oo Dhigay Rikoor Cajiib Ah Kana Maqnaa Tartanka Champion-ka , Maxay Sameeyeen?.

Ilaa 5 koox oo Ingiriiska ah ayaa u soo baxay wareegga 16-ka ee tartabka koobka xiisaha badan ee Champion-ka

Kooxaha sanadkaan wareegga 16-ka iska xaadiriyay ee Ingiriiska ka socda ayaa kala ah Man United ,Man City , Chelsea ,Liverpool iyo Tottenham.

Hadaba Ingiriiska ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo 5 koox kala duwan uga qeyb galayaan wareegga 16-ka tan xilli ciyaareedkii 2003/2004-tii

Waxa ay kooxda.com xuseysaa in isku aadka wareegga 16-ka Champion-ka la qabanayo 11-ka bishaan December

Comments

comments

Leave a Reply