DEG-DEG: NAPOLI Vs RB LEIPZIG,OSTERSUNDS Vs ARSENAL& Isku Aadka Europe League Oo La Soo Saaray

Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka tartanka Europe League wareegiisa 32 iyada oo ay isku dheceen koox waaweyn kana soo bexeen kulamo xiiso leh.

Tartanka ayay ku jiraan kooxo ka soo haray tartankii champions league oo ay ka mid yihiin Atletico Madrid, CSKA Moscow, RB Leipzig, Sporting Lisbon, Borussia Dortmund, Celtic, Napoli Iyo Spartak Moscow.

Tartanka ayaa haatan si toos ah loo hari doonaa kooxda laga badiyo labada lugoodna waxa ay si toos ah uga hari doontaa tartan.

Kulamada ugu xiisaha badan ee ka soo baxay isku aadka ayay kala yihiin kooxda FC COPENHAGEN Vs Atletico Madrid,BORUSSIA DORTMUND Vs ATALANTA Iyo

Halkan Hoose Kaga Bogo Sida ay kooxuhu Isugu Dheceen:

BORUSSIA DORTMUND Vs ATALANTA

NICE Vs LOKOMOTIV MOSCOW

FC COPENHAGEN Vs  ATLETICO MADRID

SPARTAK MOSCOW Vs ATHLETIC BILBAO

AEK ATHENS Vs DYNAMO KIEV

CELTIC Vs ZENIT

NAPOLI Vs RB LEIPZIG

RED STAR BELGRADE Vs CSKA MOSCOW

LYON Vs VILLARREAL

REAL SOCIEDAD Vs SALZBURG

PARTIZAN BELGRADE Vs VIKTORIA PLZEN
STEAUA BUCHAREST Vs LAZIO
LUDOGORETS Vs AC MILAN
ASTANA Vs SPORTING LISBON
OSTERSUNDS Vs ARSENAL
MARSEILLE V BRAGA

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply