DEG-DEG: Chelsea Vs Barcelona,Sevilla Vs Man United,Real Madrid Vs PSG & Isku Aadka Wareega 16-ka Champions League Oo La Soo Saaray

Waxa si Rasm ah loo saaray isku aadka champions league xilli ciyaareedkan iyada oo ay soo bexeen kulamo xiiso badan oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha ugu awooda badan yurub.

Champions leageu oo ah tartanka ugu xiisaha badan oo ay ka qayb galaan kooxaha ugu fiican qaarada yurub ayay hadana soo bexeen kulamo aad u xiiso leh.

Tartanka ayaa dib u bilaabmi doona bisha February 2018 waxana lugta 1-aad la ciyaari doonaa 13 iyo 14 bisha February Iyo 20/21 bisha February halka Lugta 2-aad la ciyaari doono 6, 7, 13 Iyo 14 bisha March.

Halkan Hoose Kaga Bogo Kooxaha Isku Dhacay:

Juventus Vs Tottenham

Basel Fc Vs Man City

Fc Porto Vs Liverpool

Sevilla Vs Man United

Real Madrid Vs PSG

Shakhtar Vs As Roma

Chelsea Vs Barcelona

Bayern Munich Vs Besiktas

expanded thumbnail

 

 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply