Daawo: Xiddig Hal Mar Isku Badalay Lionel Messi & Maradona, Muxuu Sameeyay?

Xiddig ka ciyaara horyaalka Japan ayaa sameeyay wax ayna xiddigaha kubada cagtu in badan samayn ama ayna habayd u lahayn kadib markiii uu dhaliyay gool uu xiddigaha kooxda kale u wada jiray.

Farsamadaas ayaa lagu yaqaanaa xiddigaha reer Argentine ee Lionel Messi iyo Maradona kuwaas oo goolal u dhaliyay farsamooyin ay xiddigo badan u jareen.

 

Xiddigaas ayaa dad tusay in uu qaban karo wixii ay qabteen xiddigaha isku dalka ah ee Lionel Messi iyo Maradona kuwaas oo lagu tilmaamo mucjisada kubada cagta Laacibtv Ka Daaow Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply