Daawo : Sedex Ka Mid Ah Ciyaartooyda Real Oo Soo Bandhigay Awood Kubadeed Oo U Qorsaneyd , Waxaase Farsamo Ka Ah

Xiddigaha Real ayaa caawa la ciyaaraya kooxda reer Brazil ee Gremio oo ay wada leeyihiin kullan ka tirsan finalka koobka naaidyada caalamaka

Real ayaa hamineysaa in markii 3-aad qaadaan koobkaan Fifa Club World Cup halka kooxda reer Brazil doonayaan in markii ugu horeeysay la soo hoydaan koob caalami ah taariikhdooda .

Hadaba tababarkii shalay xiddigaha Real ee kala ah Marcelo, Kovacic iyo Modric waxa ay soo bandhigeen farriin ah in ay diyaar buuxa u yihiin in ay koobkaas ruxaan

Laacibiintaas ayaa si la yaab leh ugu baashaalayay oo u mooleysanayay Tenis waliba waa ay ka ilaaliyeen in ay dhulka kaga dhacdo,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply