Daawo: Qabkii Uu Neymar Uga Fal Celiyay Markii Ay Jamaahiirta Bayern Munich Ku Soo Tuureen Lacagtii Beenta Ahayd

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa bahdilaad kala kulmay taageerayaasha kooxda Bayern Munich kulankii champions league ee salaasadii iyaga oo ku soo tuuray lacag uu wajigiisu ku sawiran yahay.

Taageerayaasha ayaa lacagta ku soo tuuray Neymar xilli uu laagayay koorne u baxay kooxdiisa intii ay ciyartu socotay kulankii PSG 3/1 looga badiyay.

Laakiin Neymar ayaa markii ay lacagu ku soo garab dhacday u dhaqaaqay waliba laagay isaga oo aad wajigiisa ka dareemayso xanaaq xun Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply