Daawo: Neymar,Ramos,Messi & Goolashii Ugu Quruxda Badnaa Wareega Group-yada Champions League (Qaybtii 1-aad)

Wareega Group-yada tartanka champions league ayaa lasoo gaba-gabeeyay xalay waxana isku soo baxay 16 kooxood oo u tartami doona kooxda u gudi doonta wareega xiga.

Wareega Group-yada ayaa la dhaliyay goolal aad u badan oo ay dhaliyeen kooxaha ka qayb galaya iyo waliba xiddigaha ka qayb galaya tartanka.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo gudbin doona goolashii ugu quruxda badnaa ee laga dhaliyay wareega Group-yada qaybtiisii 1-aad qaybaha kalena halka dambe ayaan ka soo gudbin doonaa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply