Daawo : Gool Madax Wareer Kugu Ridaya , Roberto Carlos Ayaa Dunida La Soo Xasuusiyay

Abdullah Balikov oo ah ciyaaryahan ka tirsan kooxda Bucaspor ee Turkiga ayaa dhaliyay gool madax wareer ah oo aad u cajiibsan .

Goolkaas ayuu ka dhaliyay Sivassporem waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 32-aad ee koobka Turki Cup

Goolkaas ayaa la mid ah mid Roberto Carlos uu horay u dhaliyay xiligii uu joogay RealMadriod sanado ka hor xilligaas oo uu ka dhaliyay kooxda Tenerife,Halkaan laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply