Carvajal Oo Tababarkii Real Ee Maanta Ka Qeyb Qaatay ,Miyuu Ciyaarayaa Kulanka Athletic Bilbao ,Yaase Seegaya ?

Real Madria ayaa kullan adag waxa ay sabtida la ciyaarayaan kooxda Athletic Bilbao ,waana kullan ka tirsan wareegga 14-aad ee La Ligaha

Real waxa ay weli ka war dhowrayaan xaaladda caafimaad ee garabkooda middig ee Carvajal kaasi oo maalmo ka hor ka soo kabdsaday xanuun dhanka wadnaha ah.

Sidaas oo ay tahay Carvajal waa uu ka qeyb galay tabababarkii maanta ee ay Real ugu diyaar garoobayaan kulankaas waxa uuna u muuqdaa mid diyaar buuxa ah kulanka sabtida

Dhanka kale Real waxa ay kulankaas dhaawac ku weynayaan labada xiddig ee kala ah Gareth Bale iyo Asensio

Bale ayaa qeyb ka ahaa kulankii Real ay bar bar dhaca asbuucii hore kula galeen kooxda Fuenlabrada ee qeybta ka ahaa tartanka Cope DelRey

Comments

comments

Leave a Reply