Bayern Muncih Oo Tartanka DFB Cup Ka Reebtay Kooxda Dortmund ,2/1 Ayay Ku Garaaceen

Munich ayaa iska xaadirisay wareegga semi finalka ee koobka Jarmalka waxa ayna ka reeben kooxda Dormund oo ay uga badiyeen 2/1

Muncih ayaa guud ahaan ka gacan sareeysay kooxda Dormund qeybta hore inkastoo loo diiday goolal dheeraad ah

Munich ayaa nasiinada ugu dirtay Dortmund laba gool oo nadiif ah kuwaasi oo kala yimid daqiiqadihii 12-aad iyo 40-aad waxaana kala saxiixay Jerome Boateng iyo Thomas Mueller

Qeybta labaad Dortmund isku dayo kala duwan ayay sameyeen balse waa laga gacan sareeyay oo Munich ayaa inta badan haysatay ciyaarta

Doremund ayaa goolka ay heleen dhalisay daqiiqaddii 77-aad waxaana u saxiixay Andriy Yarmolenko

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply