Shaxaha Chelsea Iyo Arsenal Ay Uga Hor Tagayaan Swansea Iyo Huddersfield , Hazard Keydka Ayuu Ku Jiraa

Chelsea iyo Arsenal ayaa kulamo adga waxa ay goor dhaw la ciyaarayaan kooxaha Swansea City iyo Huddersfield Town waana kullan ka tirsan wareegga 14-aad ee horyaalka Ingiriiska

Hazard ayaa keydka Chelsea ku soo bilaabanaya kulankaan waxaana ku wehlinaya , Bakayoko iyo Moses

Shaxda Chelsea ee kulankaan ayaa ah

Courtois; Rudiger, Christensen, Cahill; Zappacosta, Fabregas, Kante, Alonso; Willian, Morata, Pedro

Keydka : Caballero, Azpilicueta, Ampadu, Moses, Drinkwater, Bakayoko, Hazard

Dhanka Arsenal Giroud keydka ayuu ku jiraa waxaana wehlinaya Mertesacker

Arsenal : Cech, Koscielny,Mustafi,Monreal, Ramsey , Xhaka, Bellerin, Kolasinac , Ozil, Alexis iyo Lacazette

Keydka : Ospina , Mertesacker , Coqouelin,Wilshere, Iwobi ,Welbeck iyo Giroud

Comments

comments

Leave a Reply