Halyeey La Jecelyahay: Daawo Cristaino Ronaldo Oo Lagu Abaal Mariyay Gaari Raaxo Leh Kadib Qaab Ciyaareedkii Champions League

Kooxda Real Madrid ayaa xiddigaha kooxdeeda ku abaalmarisay gaariyaal cajiib ah ka dib qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen kulankii champions League ee APOEL.

Xiddigaha Cristiano Ronaldo,Sergio Ramos Iyo Tababare Zinedine Zidane ayaa la siiyay gaariyaasha lagu magacaabo Audi iyaga oo uu gudoonsiinayay madaxweynaha kooxda ee Florentino Pérez

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ahaa xiddigii la siiyay gaarigii ugu raaxada badanaa xilli xiddigaha kooxda ay qaateen gaariyaal iska caadi ah Laacibtva Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply