Daawo: Taatikadii Ay Isla Ciyaarayeen Jose Mourinho Iyo Antonio Conte Kulankii Axadii

Waxa axadii wada ciyaaray laba kooxood oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn premier league oo ay kala hogaaminayaan laba tababare oo ka mid ah tababarayaasha ugu maskaxda badan adduunka.

Labadan tababare ayaa la shir yimid taatiko kala duwan kuwaas oo uu midba doonayay in uu guul kaga gaaro midka kale intii ay ciyaartu socotay.

Hadaba waxa aan muuqaqalkan ku soo bandhigi doonaan taatikadii ama shax ciyaareedkii ay labada tababare ku soo galeen ciyaarta Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply