Daawo: Qaabkii Waalida Ahayd Ee Uu Mohamed Salah Uga Fal Celiyay Markii Chelsea Dhalisay Goolkii Bar-Baraha Kulankii Sabtidii

Xiddiga kooxda Liverpool u ciyaara ee Mohamed salah ayaa si waali ah uga fal celiyay goolkii bar-baraha ee ay kooxda chelsea dhalisay kulankii sabtidii.

Salah ayaa goolka u dhaliyay Liverpool waxana ay ciyaartu u muuqatay mid ay Liverpool badinayso laakiin chelsea ayaa daqiiqadii 85-aad keentay goolka iyaga oo uu willian u dhaliyay goolka.

Kamerooyinka ayaa qabtay sidii waaliada ahayd ee uu Mohamed salah uga fal celiyay goolka bar-baraha kooxda chelsea ciyaartana ka dhigay 1/1 Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply