Daawo: Qaabka Uu Cristiano Ronaldo Uga Fal Celiyo Marka Uu Goolka Dhalin Waayo

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayay masiibo gool la,aan ah ku habsatay xilli ciyaareedkan isaga oo kaliya hal gool dhaliyay horyaalka La Liga.

Ronaldo oo bilowgii horyaalka ku seegay ganaax ayaa markii uu ka soo laabtay aan nasiib u yeelan in uu dhaliyo goolal badan sidii looga bartay.

Laakiin xiddigan reer Portugal ayaa si caro leh uga fal celiya marka uu gool dhalin waayo taas oo muujinaysa in aanu ku faraxsanayn qaab ciyaareedkiisa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply