Daawo: Patrice Evra Oo Kaarka Cas La Siiyay Iyada Oo Aan Xitaa Ciyaarta La Bilaabin, Taageere Ayaa Sabab U Ahaa

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Marseille ee Patrice Evra ayaa kaarka cas loo taagay iyada oo ayna xitaa bilaabmin ciyaartii ay kooxdiisu ciyaaraysay ee Europe League.

Daafacan reer France ayaa la dagaalamay taageerayaasha kooxdiisa isaga oo waliba laagay taas oo keentay in kaarka cas loo taago ciyaartana sidaas ku seego.

Kooxdiisa Marseille ayaa guuldaro 1/0 ah kala kulantay kooxda Vitoria de Guimaraes kulan ka tirsanaa Europe League Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply