WARBIXIN: Ka Hor Kulanka Adag Ee Todobaadka Soo Socda, Yaa Awood Badan , Yaa Taageero Badan , Yaa Koobab Badan , Yaana Caansan Liverpool & Manchester United

Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ayaa wada ciyaaridoono kulan xiiso badan todobaadka soo socda waana kulanka ee la daawandoono todobaadka soo socda.

Macalin Jose Mourinho iyo Macalin Klopp ayaa markale iswajihidoonaan, Inkastoo Mourinho lagu xanto inuu yahay tababare fuley ah maadaama uu inta badan difaac galo.

Hadaba xog ku saabsan kulankaas ayaan idin la wadaageynaa maadaama Mourinho uu hada heeysto ciyaaryahano wanaagsan oo weerarka ku wanaagsan.

Sheekadaan Waxaa Ay Soo Ku Saleysan Tahay (Yaa Wanaagsan Manchester United Vs Liverpool) 50-kii Sano Ee Ugu Dambeeysey.

Ian Rush, Alan Hansen and John Barnes were part of a Liverpool side won the Division One title in 1990

Labadaan koox waxaa ay inta badan ku dagaalamaan koobabka balse kooxda Manchester United markii ay ku guuleeysatay koobka Europe League , kadib ayey dhaaftay kooxda Liverpool oo ahayd kooxda ugu badan ee koob ku guuleeystay kooxaha British.

50-kii sano ee ugu dambeeysey kooxda Liverpool ayaa ka saameeyn badan kooxaha ka dhisan Primer League dhanka darajada waxaana dhacday in Manchester United ay booska 3aad kasoo gashay halka kooxda Liverpool ay boooska koowaad la wareegtay.

Club 50-year avg. position
Liverpool 3.44
Arsenal 4.96
Man Utd 5.08
Tottenham 8.82
Everton 9.00
Chelsea 10.86
Man City 13.38
Aston Villa 14.88
Newcastle 15.00
West Ham 15.06

Biladaha Iyo Koobabka ..

Manchester United's players celebrate with the trophy after winning the UEFA Europa League final against Ajax

Labadaan kooxood waa labada koox ee biladaha ugu badan heleen horyaalka Primer League balse Manchester United ayaa ah kooxda ugu bada ee ku guuleeysata koobab badan.

Kooxahaan guud ahaan waxaa ay ku wada guuleysteen 45 Manchester United, 44 Liverpool , waxaana Liverpool labar bareeyey xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.

Liiska Iyo Koobabka Ay Heeystaan Kooxaha Englnad

Manchester United's players celebrate with the trophy after winning the UEFA Europa League final against Ajax

Club Total Champions FA LC CL EL Others
Man Utd 45 20 12 5 3 1 4
Liverpool 44 18 7 8 5 3 3
Arsenal 30 13 13 2 0 0 2
Chelsea 23 6 7 5 1 1 3
Aston Villa 22 7 7 5 1 0 2
Tottenham 17 2 8 4 0 2 1
Everton 15 9 5 0 0 0 1
Man City 14 4 5 4 0 0 1
Newcastle 12 4 6 0 0 0 2
Nott’m Forest 10 1 2 4 2 0 1
Wolves 9 3 4 2 0 0 0

Yaa Wanaagsan Dhanka Soo Xaadiritaanka Taageeriyaasha?

Kooxda Manchester United ayaa ku wanaagsan rikoorkaan maadaama ay wax badan rikoorkaan kaga wanaagsan tahay Liverpool sababtoo ah United ayaa garoonkeeda cel celis ahaan taageeriyaasha ugu badan soo booqdeen.

Kooxo kale oo rikoor wanaagsan heeystaana waa ay jiraan..

Club Avg. attendance
Man Utd 55,350
Liverpool 41,403
Arsenal 39,445
Newcastle 39,146
Man City 36,127
Sunderland 33,718
Everton 33,012
Leeds Utd 32,886
Chelsea 32,483

Yaa Taageero Badan Daafaha Caalamka.

Manchester United ayaa taageero badan dhanka taageerinimada caalamka sababtoo ah waa kooxda ugu taageeraha badan daafaha caalamka.

Sidoo kale Social Media , baraha bulshada sidoo kale Manchester United ayaa taageero badan , saabbatoo ah waxaa ay heeystaa Flows-ka ugu badan waana 108.3m oo taageero, halka Liverpool ay heeysato 43.9m following.

Dhanka Ciyaartooyda.

Manchester United's Zlatan Ibrahimovic has 59.6m followers on Facebook, Instagram and Twitter

Ciyaaryahanka ugu taageerida badan dhanka Social Media labada kooxood waa Ibrahimovic sababtoo ah waxaa uu heeystaa  59.6m subscribers, followed by Paul Pogba (29.3m) and David de Gea (23.4m).

Dhanka kooxda Liverpool waxaa ugu taageero badan Mohamed Salah  kaas oo heeysta 15.7m, followed by team-mates Daniel Sturridge (8.3m) and Philippe Coutinho (7.3m).

Comments

comments

Leave a Reply