Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laga Sameeyay Kooxaha Liverpool & Man United, & Liverpool Oo Kaliya 2 Xiddig Ku Leh

Laba ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan horyaalka Premier league ayaa Sabtida fool-Ka Fool isaga hor iman doona garoonka Anfield kulan ka tirsan horyaalka premier league.

Kooxda Man United ayaa ku jirta wakhti fiican halka Liverpool ay dhibaato ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda iyada oo kaliya 3 kulan badisay ilaa haata horyaalka.

United ayay ka maqan yihiin xiddigaha khadka dhexe ee Paul Pogba iyo Marouane Fellaini halka ay Liverpool waayi doonto adeega xiddiga Sadio Mane.

Hadaba waxa aanu halkan ku soo bandhigi doonaa shaxda Isku dhafka ah ee ay shabakada Goal.com ka soo qaadatay xiddigaha labada kooxood.

Shabakada ayaa xiddigaha ku soo xulatay qaab ciyaareedkooda horyaalka Premier league 7-dii kulan ee ilaa haatan la ciyaaray xilli ciyaareedkan.

Halkan kaga bogo shaxda isku dhafka ah:

Liverpool Manchester United Combined XI GFX

Comments

comments

One Response to "Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laga Sameeyay Kooxaha Liverpool & Man United, & Liverpool Oo Kaliya 2 Xiddig Ku Leh"

Leave a Reply