Oops Daawo: Goolkii Furnaa Ee Uu Cristaino Ronaldo Iska Khasaariyay, Goolhayaha Kaliya Ayaa Hortaagnaa

Xiddiga Xulka qaranka Portugal ahna kabtankooda ayaa ku hogaamiyay in ay u soo baxaan koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka switzerland.

Cristiano Ronaldo ayaan kulankaas wax gool ah dhalin laakiin gabi ahaan waxa uu xulkiisa u dhaliyay 15 gool oo ka mid ah 32 gool ay dhaliyeen.

Si kasta ha ahaatee Ronaldo ayaa si la yaab leh u khasaariyay fursad cajiib ah oo uu kaligii kula soo baxay goolhayaha xulka switzerland Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: