Mucjiso : Daawo Sedexleydii Uu Messi Argentina Ugu Soo Saaray Koobka Aduunka Ee Russia

Messi ayaa si cajiib ah ugu soo saaray qarankiisa Argentina koobka aduunka ka dib sedexleey uu u dhaliyay

Ecuador ayay 3/1 ugu soo badiyeen waxa uuna qarankiisa sidaas uga bad baadiyay in ay ka haraan koobka aduunka ee sanadka 2018-ka oo laga baqayay in ay ka haraan kulankaan

Hadaba sedexdaas gool ee taariikhiga ee uu Messi ku soo saaray Argentina Halkaan Laacibtv.netka daawo goolashaas 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: