Daawo :Rigooradii Qajafta Aheyd Uu Aguero Ku Ceebeystay Goolhayaha Wolverhampton ,Maskax Cajiib Ah Ayuu U Adeegsaday

Man City ayaa iska xaadirisay wareegga 8-da ee EFL Cup-ka ka dib markii rigoorayaal ay uga badiyeen kooxda Wolverhampton Wanderers

Natiijo dhan 4/1 ayay ku badiyeen Man City xilli guud ahaan kulankaas ay maamulkiisa ay iska haysatay kooxda Man City

Hadaba Sergio Aguero oo laaday rigooraddii ugu dambeysay ee kooxda City ayaa u dhaliyay qaab cajiib oo qajafeyn ah oo uu ku ceebeystay goolhayah, Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply