Daawo: Mario Balotelli Oo Tartan Nooc Kale Ah Bilaabaya, Miyuu Kubada Cagta Isaga Harayaa?

Xiddiga reer Italy ee Mario Balotelli ayaa wali sii wada waxyaabihii la yaabka lahaa ee uu ka samaynayay meelaha ka baxsan garoomada kubada cagta.

Mario Balotelli ayaa bogiisa Instegram-ka soo dhigay muuqaal uu ku tartamayo mooto yar iyada oo waliba sii raaciyay muuqaala “dhawaan filo”.

Arintan ayaa u muuqata in uu xiddigan ka qayb qaadan doono tartan tootooyinka ah taas oo ay dad badan sugi kari laa yihiin Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply