Daawo : Ma Og Tahay Tahay In Rigooraddii Salah Qarankiisa Ugu Soo Saaray K/Aduunka Ay Ku Dhalatay Sir Uu Sameeyay Wariyihii Tabinayay Ciyaartaas?.

Mohamed Salah ayaa maalmo ka hor qaranka Masar waxa uu u soo saaray koobka aduunka ka dib markii waqtiga geerida uu dhaliyay gool rigoore ahaa .

Masar ayaa 2/1 uga badisay Congo oo ay isaga xaadiriyeen koobka aduunka oo muddo 28 sano ka hor ay ugu dambeysay .

Markii rigoorada la dhigay Salah-na loo dhiibay waxa uu wariye tabinayay ciyaartaas oo ka tirsan TV-ga On Sport ee Masar waxaa la arkayay isaga oo bisinka u qabanaya laadidda darbaddii rigoorada waliba Allahu Akbar ku haya oo ku duceeynaya in uusan qasaarin rigooradaas,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: