Daawo :Goolkii Gantaal-ka Ahaa Ee Uu El Shaarawy Ka Dhaliyay Chelsea

Stephan El Shaarawy ayaa gool gantaal ah ka dhaliyay kooxda Chelsea kaasi oo yimid daqiiqaddii 1-aad ee biloowga ciyaarta

Baas ayuu ka helay Dzeko mana uusan ka laba labeyn Stephan El Shaarawy in kubadda uu sideeda ugu toogto goosha Chelsea

Waxa uu goolkaan noqonayaa kii ugu horeeyay ee Chelsea laga dhaliyo daqiiqadda koowaad ee tartan rasmi ah waxaana ugu dambeysay dhacadaas koowdii

ecember ee sanadkii 2013-ka waxaana xiligaas ka dhaliyay Rodriguez ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply