Daawo : Goolkii Dibqalooca Ee Uu Olivier Giroud Ku Muteystay Abaal Marinta Goolka Sanadka

Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Arsenal ee Olivier Giroud ayaa ku guulaystay  abaal marinta FIFA Puskas Award 2017 ee goolkii ugu quruxda badnaa wuxuuna tartankan ugu guulaystay goolkii dibqalooca ahaa ee   uu ka dhaliiyay kooxda Crystal Palace ee horaantii sanadkan.

Hadaba waxaan  dib idinkugu xasuusineynaa goolkkaas , Halkaan Laacibtv.net ka daawo

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply