Muuqaal :Is Bar-bar Dhig Fursadihii Cajiibka Ahaa Ee Ay Real Iska Cuneen Iyo Goolkii Waqtigii Geerida Laga Dhaliyay .

Real Madrid ayaa guul darro xanuun badan waqtigii geerida waxa ay xalay kala kulmeen kooxda Real Betis oo marti ugu aheyd wareegga 5-aad ee horyaalka Spain

Daqiiqadihii dheeriga ee dhamaadka ciyaarta ayaa laga dhaliyay Real gool madaxa ahaa oo uu ka muuqday qalad dhanka daafaca ah

Ka hor goolkaas tiro goolal xaqiiq ah ayaa laga bad baadiyay oo qaarkood haddii ay dhallan lahaaayeen xiisahooda muddo ayuu taagnaan lahaa

Hadaba muuqaalkaan soo socda ee gaaban waxa uu ku jira fursadihii ugu quraxda badnaa ee Real laga bad baadiyay iyo goolkii waqtiga geerida laga dhaliyay , Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments

Leave a Reply