Guul : Ka Dib 29 Sano,Muqdisho Oo Markii Ugu Horeeysay Xilli Habeen Ah Marti Gilisay Kullan Kubadda Cagta Ah

Garoonka KOONIS STADIUM ayaa xalay markii ugu horreysay marti-geliyay kulan kubadda cagta ah xilli HABEEN ah tan iyo burburkii dalka 1991-kii.

Kooxda degmada WAABERI, ayaa 3-1 kaga badisay kooxda degmada HODAN, finalka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Tartanka oo muddo bil ah socday, ayaa waxaa ka qeyb-galay 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, waxaana soo qaban-qaabiyay guddiga isboortiga gobolka Banaadir.

Waxa ay kooxda.com soo xiganeysaa in markii ugu dambeeysay oo kullan ciyaareed la qabto xilio ahbeen ay aheyd sanadkii 1988-dii

Comments

comments

Leave a Reply