Dib U Eegid : Aguero Oo Ku Biiray Rug Cadayaashii Shearer,Fowler , Owen Iyo Henry,Dhanka Goolasha Sedexleyda Ayay La Xariirtaa

Man City ayaa nus darsin goolal ah waxa ay u dhiibtay kooxda Watfrd oo ay marti ugu ahaayeen kullan ka tirsanaa wareegga 5-aad ee horyaalkaas Ingiriiska

Sedex ka mid ah goolashaas waxaa saxiixay Aguero xilli sedexda kale ay dhaliyeen Nicolas Otamendi,Gabriel Jesus iyo Raheem

Hadaba Aguero ayay u tahay sedexleydiisii 6-aad ee uu ka dhaliyay horyaalka Ingiriiska waxaana kaliya ka sareeya Shearer oo 11 leh Fowler (9), Owen iyo Henry min 8 leh

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: