Daawo :Wiil Somaliyed Oo Ku Qiyaameeyay Taageerayaasha PSG In Uu Yahay Neymar , Si La Yaab Leh Ayuu U Mashquuliyay

PSG ayaa xagaagaan gaar ahaan 3-dii bishii Aug 2017 -ka waxa ay la wareegeen weeraryahankii Barcelona ee Neymar

Hadaba dib haddii aan u eegno waxii dhacay maalintii xigtay markii PSG ku dhawaaqeen hishiiskiisa Neymar .

Wiil Somaliyed oo lagu naaneyso Janaraal Nasir ayaa waxa uu sameeyay muuqaal uu ku qiyaameeyay taageeryaasha PSG isaga oo Paris ka degay ka hor inta PSG aysan Neymar u soo bandhigin taageerayaasha

Waxa uu wiilkaas Somaliyeed oo xoogaa shabaha Neymar gaaray garoonka PSG xilli taageeryaaal badan ay ku qaldameen iyaga oo mooday Neymar-kii runta ahaa

Hadaba wiilkaan Somaliyeed oo caan ka ah barta Youtube-ka ,muuqalkaas uu ku qalday taageerayaasha PSG Halkaan Laacibtv.net ka daawo .

Comments

comments

Leave a Reply