Daawo : Goolashii Arsenal Uga Badiyeen FC Cologne ,Wallee Midkii Sanchez Cajiib Ayuu Ahaa

Kooxda Arsenal ayaa guul 3/1 ah ka gaartay kooxda FC Cologne oo marti ugu aheyd kullan wareegga Group-yada ee Europa League ka tirsan

Sedexdaas gool waxaa kala saxiixay Sead Kolasinac ,Sanchez iyo Hector Bellerin waxa ayna kala yimaadeen daqiiqadihii 49, 67 iyo 82-aad

Arsenal waa looga horeeyay goolka , waxa ayna kulankaas soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u qurux badan.

Goolka Sanchez waxa uu ahaa mid aad u cajiibsan oo isaga ayaa ka shaqeystay waliba si aan la filaneyn ayuu u dhaliyay , Halkaan Laacibtv.net ka daawo

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: