Cajiib : Daawo Jose Mourinho Waa Goolhaye Qatar Ah, Badbaadin Cajiib Ah Ayuu Sameeyay

Tababaraha kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa saamayn cajiib ah ku yeeshay kulan sama fal ah kadib markii uu goolka soo galay isaga oo sameeyay badbaadin cajiib ah.

jilayaal,xiddigo horay kubada u soo ciyaaray iyo shaqsiyaad kale oo ciyaara sports noocyadiisa kala duwan ayaa isaga hor yimid kulan sama fal ah oo lacago loogu uruurinayay dadkii ku wax yeeloobay fooqii ku gubtay London ee Grenfell.

Labada kooxood ee kulankan oo ay kala hogaaminayeen halyeeyada Ferdinand iyo Shearer ayuu jose Mourinho soo galay daqiiqadii 60-aad kulanka oo 1/1 ah isaga oo badalay Goolhaye David James.

Jose Mourinho ayaa saamayn deg-deg ah ku sameeyay kulanka isaga oo badbaadiyay goolkiisa kana badbaadiyay fursado gool loo filan karay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply