Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Watford Vs Liverpool: Klopp Oo Doonaya In Uu Guul Ku Bilowdo Horyaalka

Kooxda Liverpool ayaa goordhow bilaaban doonta xilli ciyaareedka cusub iyada la ciyaari doonta kooxda Watfrod kulanka ugu horeeya ee xilli ciyaareedka cusub.

Tababare Jurgen Klopp oo ay ka maqan yihiin xiddigo muhiim ah ayaa isha ku haya in uu guul ku bilowdo xilli ciyaaareedka cusub.

Dhanka kale watfrod ayaa doonaysa in ay rajada Liverpool ee bilwoga xilli ciyaaareedka cusub god madow ku rido si ay shaki u galiyaan awooda xiddigaha Tababare Klopp.

SHAXDA RASMIGA AH EE KULANKA:

Watford: Gomes; Janmaat, Kaboul, Britos, Holebas; Chalobah, Doucouré; Amrabat, Cleverley, Pereyra; Okaka

Kaydka: Pantilimon, Prödl, Femenía, Watson, Capoue, Richarlison, Gray

Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Lovren, Matip, Moreno, Henderson, Can, Wijnaldum, Salah, Mane, Firmino.

Kaydka: Karius, Klavan, Gomez, Milner, Grujic, Solanke, Origi

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: