Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Burnley: Conte Oo Doonaya Difaacashada Horyaalka

Kooxda Chelsea ayaa bilaaban doonta difaacashada horyaalka Premier league iyada oo garoonkkeda ku soo dhowayn oonta kooxda Burnley.

Blues ayaa doonaysa in ay guul ku bilaabato horyaalka Premier league maadama ay ku ciyaarayso garoonkeeda.

Dhanka kale Kooxda Burnley ayaa dhankeeda doonaysa in ay ka yaabsato kooxda difaacanaysa horyaalka Premier league garoonkeedana kaga badiso.

SHAXDA RASMIGA AH EE KULANKA:

Chelsea: Courtois, Rudiger, Luiz, Cahill, Azpilicueta, Kante, Fabregas, Alonso, Willian, Batshuayi, Boga

Burnley: Heaton, Lowton, Tarkowski, Mee, Ward, Gudmundsson, Cork, Hendrick, Defour, Brady, Vokes

Kaydka: Taylor, Arfield, Westwood, Walters, Pope, Long, Barnes

Comments

comments

Leave a Reply