Muuqaal : Labadii Gool Ee Cajiibka Ahaa Ee Real Madrid Ku Garaaceen Barcelona Kuna Qaadeen Super-ka

Real Madrid ayaa ku guuleystay koobka Super Cup-ka Spain waxa ayna laba gool ku garaaceen kooxda Barca oo marti ugu aheyd lugta 2-aad ee tartankaas

Real ayaa ku badisay goolal ah 5/1 isu geynta labadaas kullan xilli kulankii hore ee garoonka Barcelona ay ku soo badiyeen 3/2 ,waxaana goolashaas kaaldhaliyay Benzema iyo Marco Asensio

 Kulankaas waxaa Real ka maqnaa Ronaldo kaasi oo kaarka cas ku qaatay kulankii hore xilli ka dibna loo sii raaciyay afar kulan oo ganaax ah ka dib markii uu riixay garoosrihii kulankaas ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas

 

=

 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply