Muuqaal : Goolashii Liverpool Uga Badiyeen Hoffenheim , Cajiib Ayay Ahaayeen

Liverpool ayaa iska xaadrisay wareegga Group-yada Champion-ka ka dib markii ay ka taqaluseen kooxda Hoffenheim

Waxa ay uga badiyeen 4 gool iyo laba waxaana la joogay garoonka kooxda reer Ingiriis

Isu geynta labada is arag waxa ay Liverpool ku badiyeen 63-ad ,hadaba halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply