Dib U Eegid: Mohamed Salah Oo Goolkii Watford Ku Galay Taariikhda Horyaalka Premier Leageu

Mohamed salah ayaa galay taariikhda horyaalka Premier league kadib markii uu gool u dhaliyay kooxdiisa Liverpool kulankii ay bar-baraha la gashay kooxda Watford.

Xiddiga reer Masar Mohamed salah ayaa kooxdiisa gool u dhalliyay mid kalena caawiye ka noqday kadib markii rikoore lagu galay wakhti hore oo qaybtii dambe ah.

Mohamed Salah ayaa kooxdiisa u dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee Premier League ah tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda xagaagan.

Goolkaas oo Mohamed salah u dhaliyay kooxdiisa Liverpool ayaa ka dhigay xiddigii 12-aad ee horyaalka Premier league dhaliya kulankoodii ugu horeeyay.

Kooxda.com ayaa xusaysa in ay Kooxda Liverpool ay bar-baro 3/3 ah la gashay kooxda Watford kulankoodii ugu horeeyay horyaalka Premier league.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: