Daawo: Zinedine Zidane Oo Ka Soo Dhex Muuqday Kulankii Arsenal iyo Leicester city Laakiin Siday U Dhacday

Daafaca kooxda Arsenal ee Sead Kolašinac ayaa isku badalay Zinedine Zidane intii lagu guda jiray kulankii Arsenal iyo Leicester city.

Xiddigan oo xagaagan ku soo biiray kooxda Arsenal ayaa is baray durba Premier league isaga oo qaab ciyaareed cijiib ah soo bandhigay.

Sead Kolašinac ayaa xirfad cajiib ah ku dhaafay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Leicester city ee Riyad Mahrez waliba waxa uu ku dhaafay sidii Zinedine Zidane Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments

Leave a Reply