Daawo :Qaabkii Cajiibka Aheyd Ee Lakaku Looga Bad-baadiyay Rigooradii Uu Ku Laaday Goosha Leicester City

Lakaku ayaa United ka qasaariyay rigoore daqiiqaddii 53-aad ee qeybta labaad ee ciyaarta ,waxaana si cajiib ah uga bad baadiyay goolhayaha Leicester City ee Kasper Schmeichel

United ayaa rigooradaas heshay ka dib markii daafac kooxda Leicester City ah uu kubadda ku taabtay gacantiisa

Goolhayahaye Kasper Schmeichel ayaa qabtay sedex rigoore 5-tii rigoore ee kooxdiisa lagu helay dhamaan tartamada,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply