Daawo : Marco Asensio Oo Gool Muddo Ay Xasuusan Doonaan Taageerayaasha Barcelona Ku Hubsaday Shabaqa Ter Stegen . ,Gantaal Ayuu Ahaa

Marco Asensio ayaa gool gantaal ah oo muddo ay xasuusnaan doonaan taageerayaasha Barcelona waxa uu ka dhaliyay shabaqa goolhaye Ter Stegen .

Daqiiqaddii 4-aad ayuu gool gantaal ah oo uu meel fog ka laaday waxa uu ku hubsaday shabaqa Barca mana aheyn gool la fillan karay .

Waxaa xusid mudan in Marco Asensio haatan suuqa si weyn looga doonayo waxaana ku jirta Barcelona iyo Arsenal ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolkaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply