Daawo :Kabtan Gary Cahill Oo Noqday Laacibkii Ugu Horeeyay Ee Qaata Kaarka Cas Ee Horyaalka ,Qaabkee Ayaa Lagu Sameeyay?.

Gary Cahill ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee qaata kaarka cas ee horyaalka Ingiriiska ka dib 14 daqiiqo biloowgii kulanka ay la ciyaarayeen kooxda Burnley .

Kulankaan oo ka dhacayay garoonka Chelsea ayaa ahaa kulankoodii ugu horeeyay horyaalka Ingiriiska kaasi oo biloowday maalintii shalay

Kabtan Gary Cahill ayaa kaarkaas cas ku qaatay Defour kaasi oo uu taako baallo giliyay xilli Cahill ahaa qofka watay kubadda ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo qaabkii kaarka cas uu ku qaatay Cahill

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: