Daawo :Goolkii Sida Cajiibka Ahaa Ee Uu Salah Kaga Dhaliyay Arsenal , Bellerín Ayaa Lahaa Qaladka.

Mohamed Salah ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay Arsenal daqiiqaddii 56-aad ka dib kubad uu si qurux badan oo uu u soo dafay

Kubad daafaca Liverpool madaxa ku soo bixiyeen ka dib koorno lagu helay ayaa waxaa ku fashilmay in uu maamulo Bellerín oo ahaa laacibka ugu dambeeyay daafac Arsenal waxaana madaxa uga qaatay Salah oo la cararay waliba shabaqa ku hubsaday

Hadaba goolkaas qaladkiisa uu lahaa Bellerín ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo

 

Comments

comments

Leave a Reply