Daawo :Goolashii Chelsea Lagu Garaacay ,Burnley Ayaa 3/2 Uga Badisay Xilli Laba Roosana Ay Qaateen

Chelsea yaa guul darro ku biloowday horyalka Ingiriiska waxa ayna si weyn ugu hor kufeen kooxda ay martida u aheyd ee Burnley

Waxaa lagu garaacay sedex gool iyo laba waxaana labadaas dhaliyay Alvaro Morata iyo David Luiz

Chelsea waxa kulankaas kaarka cas ka qaatay Cahill daqiqaddii 14-aad ee biloowga ciyaarta halka kan labaad uu qaatay Cesc Fabrega daqiiqaddii 81-aad kaasi oo kaarka digniinta qaatay daqiiqadii 16-aad ee biloowgii , Halkaan Laacibtv.net ka dawo goolashaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: