Daawo :Goolashii Chelsea Ku Garaaceen Everton,Fabregas Iyo Morata Ayaa Saxiixay

Chelsea ayaa guul laba gool ah waxa ay ka gaartay kooxda Everton oo marti ugu aheyd wareegga 3-aad ee horyaalka Ingiriiska

Labadaas gool waxaa Chelsea u saxiixay Fabregas iyo Morata iyadoo ay kala yimaadeen daqiiqadihii 27-aad iyo 40-aad

Waa guushii labaad ee isku xigta ee ay gaarayaan iyadoo kulankii hore ay garaaceen Tottenham halka Everton iyana kulankoodii hore ay bar bar dhac min hal gool la soo galeen Man City , Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashii ay ku badiyeen Cheslea

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply