Daawo :Goolashii Cajiibka Ahaa Ee Chelsea Uga Badiyeen Tottenham, Marcos Alonso Ayaa Saxiixay

Chelsea ayaa gaartay guusheedii ugu horeysay horyaalka ka dib wareegga 2-aad ee horyaalka waxa ayna garaaceen Tottenham

Laba iyo hal ayay uga talaabsadeen waxaana labadaas gool saxiixay Marcos Alonso xilli midkood uu ahaa Free Kick yimid qeybtii hore

Goolka guusha ayuu Marcos Alonso dhaliyay daqiiqadii 88-aad ee dhamaadka ciyaarta ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply